SOMALI DAILY NEWS

Allaha U naxariistee Waxaa Shalay Tuulada Da,duza oo katirsan Magaalada Johanesburg ere Gobolka Gauteng lagu toogtay Ganacsade Maxamad Cabdiraxmaan Sheekh Cali xili uu kusugnaa
Allaha U naxariistee Waxaa Shalay Tuulada Da,duza oo katirsan Magaalada Johanesburg ere Gobolka Gauteng lagu toogtay Ganacsade Maxamad Cabdiraxmaan Sheekh Cali xili uu kusugnaa

Tuuladaasi. Kooxo Manaxayaal South AFrican ah ayaana la sheegay in Gaari ee wateen Marxuunka iyo Wiil kale oo lasocday in mudo ah daba socdeen iyagoona shaki soo galay Marxuunka iyo Wilkii la socday eena ku leexdeen goob Dukaan ah yaalay Tuulada Da,duza halkaas ee Kooxihii inta kadaba yimaadeen ku toogteen Marxuunka. Kooxda Burcad ayaana gaariga kasoo dagay iyagoona dhoor xabadood ku dhuftay

Marxuunka Geeriyooda iyadoona Wiilkii kale ee lasocday Marxuunka uu goobta ka baxsaday una tuuray Gaariga furihiisa. Burcada ayaana ku hungoowday in ee gaariga qaatana mana jirin wax dhac kale ah ee Marxuunka u geesteen Kooxahaasi Dilka Geestay sida uu Shabakada BANA u sheegay Abdirahmaan Yusuf Abdirahmaan Sheg Ali oo adeer uu u ahaa marxuunka la dilay.

Falkan Dilka ah ee loo geestay Ganacsadahan Soomaaliyeed ayaa waxaa si kulul u canbaareeyay Soomaalida Kunool Dalkaasi kuwaa oo naxtin hor leh uu ku keenay Dilka Muwaadinkan Soomaaliyeed. Dilka Ganacsade Maxamad Cabdiraxmaan Sheekh Cali ayaa qeyb ka noqonaya Dilalka iyo Tacadiyada ka dhanka ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee loogo geesto Dalka K/Afrika iyadoona Dalkaasi lagu Dilay in kabadan Kun Qof oo Soomaali ah

Fu’aad Cabdi Nuur Bowdadhere

Dowlada Koofur africa aya ka Cabaneysa Burcad Badeeda Somalida
Dowladda Koofur Afrika ayaa walaa iyo walbahaar xoogan ka muujinaysa dhibaatooyinka iyo afduubka ay gaystaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida Taliyaha Ciidamada badda ee dowladda Koofur Afrika

Tweet Break oo saxaafadda kula hadlayay Magaalada Cape Town ee dalkaasi ayaa waxa uu walaac ka muujiyay in howlgallada ay burcad badeeda ku qafaashaan Maraakiibta uu kusoo fido Xeebaha dalka Koofur Afrika

Mr.Break ayaa sheegay in kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay sii laba jibaareen howlgalladoodu islamarkaana ay meelo fog fog kasoo afduubanayaan Maraakiibta, isagoo carabka ku dhuftay in meelo aan sidaasi ugu fogeyn Xeebahoodu dhawaan kooxahaasi ay afduub ka gaysteen Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa gacanta ku haya

Maraakiib iyo shaqaale badan oo ajaanibi ah kuwaasi oo ay ka doonayaan inay ka halaan madax furasho, waxaana la’ogayn sida beesha Caalamka ay wax ugu qaban doono dhibaatooyinka ay gaystaan Kooxahaasi Ayadoo daradna mar wasiirka arimaha diba somaliya lala soo hadal qaday arinkaa

Fuaad Cabdi Nuur Bowdadhere

Baydhabo Oo caawa Lagu Diley Qof kamid Ah Shaqaalaha Hormuud
Nin Ushaqeynayey Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in goordhow aan sidaasi ufogeyn caawa lagu diley Baydhabo .

Ninka La Diley Allaha U naxriistee ayaa oo ahaa matooriste ushaqeeya shirkada Hormuud Laanteeda Baydhabo ayaa waxaa lagu magacaabi jirey Macalin Nuurow kaasoo aan la heynin ilaa iyo hada cida dishey.

Wakaalda BANA ayaa waxay dabagal ay sameysay ay ku ogaatey in ninka la diley uu yahay nin ku Hooyo ah Sheekh Aadan Madoobe Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka.

Marxuumka La Diley Ayaa Wuxuu Ifka ugu Tagey 2 Xaas iyo 6 Caruur ah waxaana weli meydkiisa yaalaa Afaafka hore ee shirkada hormuud.

Waxaana lagu qiyaasaa Da’diisa Marxuum Macalin Nuurow 32-ilaa 33 Jir, waxaana lagu dhuftey ilaa Afar xabadood oo lagaga dhuftey Madaxa.

Ciidamada Militariga Kenya ayaa Shegen inay dileen Dagaalyahano AL Shabaab ah
Sida uu qoray wargeeyska The Star afhayeenka ciidamada Militariga Kenya ee ku sugan Koofurta Soomaaliya Emmanuel Chirchir ayaa sheegay in weerar gaadmo ah oo ay si wadajir ah uga fuleeyeen ciidamda Dowladda KMG iyo KuwaKenya  deegaanka Aag-libaax ee waqooyiga Afmadow ay ku dileen 6-dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab.

Emmanuel Chirchir ayaa tilmaamay in hub ay ka furteen dagaalyahanadii ku sugnaa Aag-libaax ee ay weerarka Gaadmada ah ku qaadeen, asagoo xusay in hubka gacanta u soo galay intiisa badan uu ahaa nuuca fud fudud oo ay wehleyiin labo hoobiye, waxa kale oo uu intaasi ku daray in dawooyin ay sidoo kale goobta ka heleen.

Ciidamada Kenya ee hada kusugan Koofurta Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga mid noqondoona howlagalka AMISOM madaama ay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay meel mariyeen in la kordhiyo tirada ciidamaasi taas oo ay macnaheedu noqondoonto in Kenya ay howlgalkeeda uga hesho dhaqaalo Qaramada Midoobay.

Ciidamada Kenya ayaa sadaxdii isbuuc ee la soo dhaafay ka arinsanayay sidii ay u sameeyn lahaayeen taliye u gaar ah si ay ugu biiraan AMISOM taas oo uu hada hogaamiyo Sargaal sare oo u dhashay dalka Uganda.

By: Fuaad Cabdi Nuur Bowdadhere

In ka badan 100 qof oo ku dhintay dagaal ka dhacay deegaanka Yurkud iyadoo Afhayenka Cidamada Alshababna ushegay in 73 aydilen 127 Qorina ay kafurten Cidamada Itopiyanka
Dagaal mudo saacado ah socday oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ethiopia oo is garsanayay iyo Ciidamada Al Shabaab ayaa saakay waxa uu ka dhacay deegaanka Yurkud oo u dhaxeeya degmooyinka Bardaale iyo Luug halkaasi oo la sheegay in ay ku dhinteen in ka badan 100 qof halka Afhayeenka Ciidamada AL Shabab  Sheekh C/caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa’id qabtay ayaa xaqiijiyay in 73 Askari oo Itoobiyaan ah lagu dilay dagaalkii Maanta.

Halka uu ka xaqijiyay in kabadan 127 qori inay ka furtay cadamada Itoobiya gaadiid dagaalna ayka  gubeen waxaa kaluu shegay in  Bay iyo Bakool  dagaalkii maanta gacan weyn ka geystay

Sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen dadka deegaanka Yurkud, dagaalka ayaa bilowday kadib markii ciidamada Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisin ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ay ku leeyihiin duleedka deegaankaasi, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal fool ka fool ah oo dhexmaray ciidamada DKMG oo garab militari ay siinayeen ciidamada Ethiopia iyo Dagaalyahanadii soo weeraray ee AL Shabaab.

Dagaalka ayaa waxa uu bilowday 5:30 daqiiqo Aroornimadii hore ee saakay waxaana uu socday ilaa 9:30 subaxnimo, waxaana dagaalka la isku adeegsaday hub iyo madaafiic kala duwan, iyadoo dagaalkaasina uu saameyn badan ku yeeshey dadkii deegaanka.

Inta la ogyahay dagaalka ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhinteen  in ka badan 100 qof oo u badan dhinacyadii dagaalamay, sida Idaacada Shabelle ay u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah, kuwaasi oo sheegay in dhaawacyaduna ay intaasi ka badanyihiin.

Ciidamada Al Shabaab ayaa deegaanka Yurkud waxaa la sheegay in ay gudaha u galeen markaasi oo uu dagaalku sii xoogeystay, waxaana sidoo kale wararku ay sheegayaan in gudaha deegaanka lagu arkay meydadka dhinacyadii dagaalamay.

Xaaladda ayaa haatan waxa ay tahay mid degan, inkastoo wali laga cabsi qabo in mar kale halkaasi uu ka dhaco dagaal la mid ah dagaalkii saakay oo la sheegay in uu ahaa dagaalkii ugu xooganaa ee gobolkaasi ka dhaca tan iyo intii dhawaan ciidamada Ethiopia ay gudaha u galeen gobolka Gedo.

By:Fuaad Cabdi Nuur Bowdadhere

Dagaal Khasaaro Ba an Gestay oo ka Dhacay Deegaanka Yurkud iyo Saraakiisha Dawladda iyo Al Shabaab oo Guulo ka Sheegtay
Wararka naga soo gaaraaya gobolka Gedo ayaa sheegaayaa in deegaanka Yurkud oo ku yaalla xadka gobolada Gedo iyo Bakool uu saaka ka dhacay dagaal lagu hoobtay oo geystay khasaare aad u badan.

Dagaalka ayaa qarxay kadib markii dagaalyahanda Al shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisin ay Ciidamada Dawladda KMG ah iyo kuwa Ethiopia ku lahaayeen deegaanka Yurkud, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal socday in ka badan 3-saac.

Dagaalka ka dhacay deegaanka Yurkud ayaa waxaa ka dhashay khasaarahii ugu ballaarnaa ee muddooyinkaan ka dhasha dagaalada Al shabaab iyo dhiancyada kasoo horjeeda ku dhexmara gobolada dalka ee ay hawlgaladu ka socdaan.

Dagaalka ka dhacay deegaanka Yurkud ayaa waxaa la isku adeegaday hub noocyadiisa kala duwan waxaana la sheegay in markii dambe dhufaysyada la isugu dhacay ilaa la isku laayey baynadda iyo mindiyaha lagana gaari waayey in xabad lagu dagaalamo.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo waxay sheegeen in dhimashada ka dhalatay dagaalka ka dhacay deegaanka Yurkud ay ka badan tahay 100-qof oo isugu jira dhinacyada dagaalamay iyo dadka deegaanka.

Marka laga soo tago dhinacyada dagaalamay ayaa waxaa jirta madaafiic iyo xabado waxyeelo u geystay dad rayid ah kuwaasi oo ay ugu tageen deegaano Yurkud u dhow iyo dhulka miyiga ah.

Saraakiisha Dawladda KMG ah iyo Al shabaab way ka hadleen dagaalka waxayna ka sheegteen guullo kala duwan iyadoo midba kan kale uu sheegay in uu gaarsiiyey khasaarahii ugu ballaarnaa ee aan kasoo kabasho lahayn.

Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Guddoomiyaha gobolka Gedo oo aan khadka taleefanka kula xiriirnay ayaa waxa uu sheegay in weerarkii saaka ay soo qaadeen dagaalyahanada Al shabaab, waxaana uu tilmaamay in ay khasaare ballaaran kala kulmeen.

Waxa uu intaasi ku daray in 85-kamid ahaa dagaalyahanada Al shabaab lagu dilay dagaalkii maanta dhaawacuna intaasi ka badan yahay, sidoo kale waxa uu sheegay in hub aad u farabadan oo isugu jira noocyo kala duwan dagaalka looga qabsaday Al shabaab.

Khasaaraha soo gaaray Ciidamada Dawladda KMG ah iyo kuwa Ethiopia ayaa waxa uu sheegay in uu kooban yahay iminkana ay socoto tirinta ragga dagaalka uga dhintay iyo kuwa uga dhaawacmay sida uu hadal u dhigay Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil.

Dhanka Al shabaab Afhayeenka dhanka Hawlgalada u qaabilsan Sheekh C/caiis Abu Muscab ayaa ka hadlay dagaalka guulo kale ayuuna ka sheegtay dagaalkii maanta oo uu sheegay in ay qaadeen dagaalyahanada Al shabaab.

Abu Muscab waxa uu sheegay in dagaalkii saaka ay ku dileen 73-kamid ahaa Ciidamada Ethiopia, dhaawaca iyo dhimashada Ciidamada Dawladda waxa uu sheegay in aanay xisaab lahayn, sidoo kale waxa uu sheegay in ay qabsadeen intii badnayd gaadiidkii iyo hubkii oolaa saldhigga ay weerareen ee deegaanka Yurkud.

Khasaaraha soo gaaray dagaalyahanada Al shabaab ayaa waxa uu ku sheegay Abu Muscab dhimashada 5-dagaalyahan oo uu sheegay in ay shahiideen sida uu hadalka u yiri iyo dhaawac 12-kale.

Marka laga soo tago sheegashada dhinacyada dagaalamay ayaa dadka kusugan deegaanka Yurkud oo aan la xiriirnay waxay sheegeen in khasaaraha ka dhashay dagaalkii saaka ee soo kala gaaray Ciidamada Dawladda KMG ah kuwa Ethiopia iyo Al shababa uu yahay kii ugu ballaarnaa ee muddooyinkan dhaca.

Isla wararka deegaanka waxay sheegaayaan in dagaalyahanada Al shabaab ay saaka la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Yurkud, hase yeeshee markii dambe ay dib ula wareegeen Ciidamada Dawladda iyo kuwa Ethiopia.

Waxaa jira sida ay wararku sheegaayaan gaadiid badan oo dagaalka lagu gubay iyo sidoo kale guryo ay lahaayeen dadka deegaanka oo dagaalka maanta gebi ahaanba ku bur buray.

Xaaladda deegaanka Yurkud ee uu maanta ka dhacay dagaalka lagu hoobtay iminka waa ay deggan tahay, balse waxaa ka jira dhaq dhaqaaqyo ciidan oo suuragal ka dhigi kara dagaal kale oo deegaanka dib uga qarxa

By: Fuaad Cabdinur Bowdadhere

Dowlada KMG Oo Kalsoonida Kala LAabatey Maamulkii Khaatumo
Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in laga noqday aqoonsigii dowladda KMG Soomaaliya ay siisay Maamulka Qaatumo State oo dhawaan uu aqoonsaday Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda KMG Soomaaliya, ahna Wasiirka beeraha ayaa waxa lagu sheegay in Warqaddaasi qoraalka ah lagalana noqday Aqoonsigii lasii yaya Maamulka Qaatumo State taasi oo sabab looga dhigay in Maamulka uusan buuxin shuruudihii looga baahnaa.

Wasiiro dowladaha Xafiiska Madaxtooyada ee dowladda KMG Soomaaliya Dr. Cali Nuur Xuseen Docaal oo la hadlay Idaacadda VOA-da  u xaqiijiyay jiritaanka warqaddaasi, Aqoonsigiina loogala noqday Maamulka Qaatumo State, waxaana hadalkiisa uu kusoo koobay in arrimahaasi wax laga waydiiyo Wasiirka beeraha sida uu hadalka u dhigay.

Dhawaan ayaa Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu aqoonsaday Mamulkaasi, iyadoo aan la’ogayn sida jawiga uu ku dambeyn doono maadaama Xukuumadda ay aqoonsigii kala laabatay Maamulkaasi,.

BAYDHABO MALAGA XUSEY MAALINTA HAWEENKA WARBIXIN
Sideeda maarso waa maalinta haweenka waxay ku asteysantahay manta oo kale 08/03/2012 waxaanta inta badan lagu xusaa meelkasta oo aduunka ka mid ah waana maalin caalami ah.

Inta badan soomaaliya modooyinkaan ugu damyeen waxa lagu xusi jirey mogdisho, soomaaliland iyo puntland waxayna manta inta badan gobolada dalka ka socda munaasawadaas oo haweenka u ah maalin muhiim ah.

Mudo 5 sano ah baydhabo Malaga xusin maalintaan sababo la xariira qasaxyadii shabaab ay ku fulin jiraan magaaladasi iyo sedaxdii sano ugu dambeysey oo ayaga heystey magaaladaasi.

Maantana wax dhahdhaqaaq ah kama jiraan magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay oo ku aadan maalinta haweenka ah taasi oo sabab u tahay xaalada amaanka ee gobolkaasi.

Mar aan la xariirey haweeney ku sugan magaalada baydhabo qariseyna magaceeda sabaha amaanka ayaa ii sheegtey in ay manta aad u faraxsantahay ay na farxadaani la qeybsaneysa haweenka aduunka.

Marka aad qiimeyn ku sameysid shacabka reer baay waxaa kuu soo baxaya in ay yihiin kuwo jecel midnimada, dowlad weliba isku xernaanta ayadoo mudo sedaxsano ay shabaab maamuleysay ayaa hadana qalbigooda ka bixin maalintaan sideeda maarso ah.

PEOPLE FROM SOUTH WILL BE GRANTED ID CARD: PUNTLAND” PRESS “
The administration of Karkar region of Somalia’s semi-autonomous state of Puntland on Saturday disclosed it will grant Identity Cards for the people from southern Somalia.

Speaking to the media, the governor of Nugal region in Puntland, Abdi Hirsi says the people in Garowe town, the capital of Puntland will be given ID cards to curb the repetitive insecurity related activities there.

Mr. Hirsi added that the security forces of Puntland were ordered to arrest anyone from south who hasn’t the ID card. Any one seen not having the card will be seen as immigrant.

He also noted the Puntland forces are conducting massive security related operations in the town of Garowe, the capital of Puntland state to assure the internal security.

The statement of Punltand official comes as people from southern encounter difficulties and arrests by the security forces there.

Somali Mps said: Internatioanal community should investigate human abuse of Puntland state

Some of Somali mps from Bay and Bakol who had meeting in the capital Mogadishu today on Monday has called international community to investigate human abuse by Puntland sate, reports said.

These mps called IGAD, AU, UN and United states of American to search human abuse in which they said Puntland state do people from southern parts of the country, reports said.

Mohamed Sh. Adan WOSH, one of those mps who had meeting in Mogadishu told they (Digil and Mirifle) clans would not attend the second phase of the UN-sponsored consultative talks which will happen in Garowe of Puntland Administration due to what he called Puntland harming their people there.

Mohamed Ibrahim Habsade said that the insecurity in Puntland behinds Shabab naming individuals among Shabab militias as Ahmed Godane, Moktar Robow, Fu’ad Shongale and added that the southern were not and urged Puntland State to fight with Shabab but not people from Bay and

LANG ATHA GORATA MA GORATA” XILDHIBAANDAII DM OO LASOO BAXAY WEJI CUSUB!
Waxaa dhamaan bulshweynta DM ku dulmanaaa dhamaan dhulweynaha soomaaliyeed meel walba ay ka joogan ha ahaato Somaliland,Puntland,Central Somalia iyo meel walba oo soomaali degto mana laheyn Masuul soomaaliyeed oo dhabtii ka hadla ama ka danqada dhibta balaaran ee lagu hayo si walba ha ahaate.

Waxaa lama filaan noqotey kadib markii la iska ilaawey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo si waxuushnimo ah loogu laayey dhalinyaro kasoo jeeda Dhulweynaha Barwaaqa sooranka ah ee Maay Land State fursadana u waayey iney ku noolaadan mandaqadooda.

waxa farxad gelisey wax weyna ku abuurtey dhalintii yaabaneeyd oo is lahayd miyeydan lahayny Mas’uul Soomaaliyed oo gebi ahaanba ka dooda xuquuqdiina iyo xaqaniina Soomaalinimo ee meel waliba oo aad Soomaaliya ka joogtaan isla markana xaq u leedihiin inaad meel waliba ka shaqeysataan Markii Xildhibaanda Digil Mirifle ee ku jira Dowlada Federal.

Waxay Ka Hadleen tacadiyada loo geysto dhalinyarada Maay Land State ee ku nool Waqooyi Bari ee Soomaaliya taaso ku noqotey Maamulka Puntland amakaag iyo filan waa kuna beertey iney ka fiirsan doonaan talaaboooyinka arinkan ay ugu jawaabi karaan.

Talaabadii ay qaadeen maamulka Puntland ayaa waxay noqotey iney saaka kuso jirmaadaan xaruumaha ganacsiga dhalinta Reer Maay Land State islamarkaana khasab loogu hadal siiyey iney qaadacan waxyaabihi ay ka dhawajiyeen Xildhibaanadii sharafta laha xaqooduna ahaa iney difaacan xaqa uamda ay masuulka u yihiin markaa ..

Waxaan Xildhibanada Digil Mirifle ku amanayaa xilkoodi gartey kuna canaantey maamulka iyo ay madaxda u yihiin iney sii wadaan cambaareynta ay ku cambaareeynayaan qofkasta oo dhib u geystan bulshada Reer Maay Land State.